29th March 2024  admin  Category :

 Xaliimo Yareey  oo mar kale doorasho ay qabanaysay ku soo dhamaatay Fowdo iyo gacan ka hadal 

Doorashada kursi ka banaan Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta la filayay in ay ka dhacdo magaalada Muqdisho ayaa kusoo dhamaatay foodo iyo buuq ay sameeyeen ergadii wax dooran laheyd. Kursigan ka banaan aqalka hoose waxaa iska lahaa Beesha Samaroon (Gadabuursi) . Kursigan lagu tartamayey  ayaa waxa ka geeriyooday  Allah ha u naxariistee Xildhibaan Siciid xasan Geedi. Wxaana ku tartamayey wiil uu dhalay xildhibaanka geeriyooday oo lagu magcaabi jiray Faatax Siciid Xasan Geedi iyo Cabdiraxmaan Axmed caynaan.

Tartankan  ayaa waxa goob joog ka ahaa Gudoomiyaha Guddiga Doorashada  Xaliimo Yarey). oo uu magcaabay xilkan  xasan Culusowow . Su’aasha is waydiinta mudan ayaa waxay tahay  qof qabiil lagu magcaabay sidee Soomaaliya u gaarsiin karaa hal cod hal qof.  Sharcigaas oo ah

The rule that, under the Equal Protection Clause of the Constitution, legislative voting districts must be the same in population size.

Soomaali isuma Habar wacan HAG ayaa soo guuray

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*