27th July 2024  admin  Category :

Seychelles ayaa  noqotay dalka Qaaradda Afrika Baasaboorkeedu ugu qiimo badan yahay, oo dalal badan Fiiso la’aan lagu geli karo . Halka Soomaaliya ay  noqotay dalka Baasaboorkeeda aan lagu geli karin Caalamka intiisa badan, oo albaabka laga wada xirtay

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*