• ALLSANAAG.COM

Category Archives: ISAQLAND

28th March 2024  admin  Category :

Musse Biixi oo Muqdisho uu diray Wafti hor dhac ah ee ka qayb qaadanaya wada Hadalka xaaraanta ah

Waxaa maanta gaadhay magaalada muqdisho ee caasimada dalka Soomaliya waftiIsaaq ah oo   uu hogaaminayo Maxamed Cabdilaahi Cumar oo ah la taliyaha Muuse

28th March 2024  admin  Category :

Ma laga yaabee in madaxweyne Farmaajo uu  wax ka bedelo fikirkiisii  ahaa “wada hadalka” ee uu sheegay in dhowaan la furi doono , marka uu dhegaysto shirkii dhowaan  dhex maray  Jeegaanyta iyo Garxejis  . Madaxweynuhu marka uu  shirkan waxa …

28th March 2024  admin  Category :

Wasiirka arimaha Debada Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad  Oo Ku sugan dalka Maraykanka ayaa  ka Hadlay markii Ugu horeeyey Kulan KU  Dhex Maray dalka Itoobiya Isaga iyo Sacad Cali Shire, oo  maamulka SNM ugu magcaaban  arimaha dibadda

 …

28th March 2024  admin  Category :

Hoos ka daawo xubin ka soo jeeda Beesha Habar jeclo oo ka mid ah guddiga wada hadalka beelaha Idaaq   oo madaxweyne Farmaajo sheegay inuu dhowaan hor fariisan doono

Muuqaalka hoose waa nin ka soo jeeda beesha Dhulbahante oo aaminsan in …

28th March 2024  admin  Category :

Wasiirka arrimaha dibedda ee maamulka Hargeeysa ayaa sheegay in Madaxweeynaha Soomaaliya Farmaajo iyo Muuse Biixi oo ah hoggaamiya jabhadda SNMta ay ku kulmi doonaan dalka Jabuuti. Hadaba, su’aasha meesha taal waxeey tahay maxaa laga wada hadlayaa?

Madaxweeyne Farmaajo haddiiba ay …

28th March 2024  admin  Category :

Daawo  madaxda maleeshiyaadka SNM oo  Dumarkii suuqyada Hargaysa ka ganacsada  waydiisanaya Subag iyo Timir ay sheegeen in  lagula dagaalamo Faqashta ku sugan jiida hore

28th March 2024  admin  Category :

Waxgardka iyo Odayaasha  Warsangeli maaha inay u jawaabayaan nin Kamarad gadasheed ka hadlay OO KU SUGAN  degaana UU KA SOO JEEDO EE  Hargaysa iyo Burco . Jawaabta ugu fiican ee  ay siin karaan Isaaq iyo madaxdooda,  waa iyaga oo Wiilashan …

28th March 2024  admin  Category :

Waa maxay sababata Amin Caamir sawir gacmeed uga samayn waayey Cabdiqawi Axmed Yusuf oo ah muwaadin Soomaaliyeed oo loo doortay Gudoomiyaha  Maxkamada caalamiga ee Cadaalada ee ku taala Magaalada Hague ee dalka Netherlands. Jawaabtu waa sawirada Amin caamir maaha kuwa

28th March 2024  admin  Category :

Daawo Bulshada beesha Isaaq oo ku faraxsan wada hadalka ay la gelayaan Muqdisho iyo Bulshada gobolka Sanaag oo u dabaal degaya sanadguurada madaxweynaha Soomaaliya, Yaa wada hadlaya, Maxaase laga wada hadlayaa?

 …

28th March 2024  admin  Category :

Daarood Waa In Aynu if Iyo Aakhiroba   Col Ahaanaa. Danbiile dagaal Maxamed Xaashi ayaa sidaa yiri

28th March 2024  admin  Category :

Isaaq in uu weerar ku soo qaado deeggaano ka mid ah gobolka Sool iyo Sanaag waa mid sababta koobaad ay leeyihiin qaar ka mid ah dadka u dhashay goboladaas oo beesha Isaaq ay iska soo hormariyeen. Marabida u shaqeeysa beesha …

28th March 2024  admin  Category :

Saleebaan Cali Ismaaciil waa 91jir,  aan haba yaraatee Taariikhda Soomaaliya wax ka aqoon , sababtoo ah waxa qura oo  u yaqaanaa waa dhaxalkii uu  awoowayaashii  ka dhaxlay ee  ahaa  sida beeraha Jibriil Abokor loo falo.

Saleebaan waa odayga dhinaca midig