27th July 2024  admin  Category :

 

Maareeye iyo madaxda beesha  Isaaq ee Muqdisho joogtaa sanad ka hor waxay ku hanjabeen inay SNM ku biirayaan haddaan xildhibaanada aqalka sare ee ka imanaya gobolka Sanaag aan la wada  siin beesha Isaaq oo qura. Beelaha Hawiye iyo Digil iyo Mirifle waa ka yeeleen Maareye iyo kooxdiisu waxay doonayeen . Maanta xildhibaanada aqalka sare ee gobolka Sanaag waa wada Isaaq. Xildhibaanadii xaaraanta ku yimid ayaa maanta wada hadaladii markii horeba ahaa  xaaraanta waxay doonayaan inay sii marin habaabiyaan, oo waxay ku hanjabayaan inay SNM ku biirayaan hadaan beeshooda waxay doonayaan loo yeelin. 

Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha xukumada Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, waxuu sheegay inuuna dhex dhexaad ahayd beelaha Soomaaliyeed sidaa awgeed ma sii hayn  karo xilaa  wasiir Soomaaliyeed, Waa in sida ugu dhakhsaha badan xilka looga qaadaa

https://allsanaag.com/khiyaano-qaran/

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*