Category Archives: ISAQLAND

22nd October 2024  admin  Category :

Kooxda Waraabe oo reer Muqdisho Qabyaalada ku kicinaya

Saraakiil ka soo jeeda maamulka SNM oo abaabulaya kicinta Bulshada Muqdisho. Iyaga oo BUlshada Muqdisho ku micinaya in Daarood xoog ku haystaan

22nd October 2024  admin  Category :

Sarkaalii Isaaq ee ugu horeeyey ee Hubkii Soomaalida lagu xasuuqayey geeyey Muqdisho, si xassuqa iyo Dabar goynta beesha Daarood looga miro dhaliyey

Jabhadka SNM ee dagaal oogaha ah Aadan Muuse Jibriil wuxuu sheegay inuu ahaa sarkaalkii ugu horeeyey ee 1991 …

22nd October 2024  admin  Category :

Guddomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa magacaabay 8-da Xubnood ee Guddiga Deegaan Doorashada Xildhibaannada ka soo jeedda Gobolada Waqooyi (Beesha Isaaq ), isagoo hore u magacaabay Afartii xubnood ee Heer Federal ee Doorashada iyo Khilaafaadka.

Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa …

22nd October 2024  admin  Category :

Gudoomiyihii hore ee Koonfur galbeed oo xil loo magcaabay halka Gudoomiyihii hore ee Puntland uu weli ku sugayo Muqdisho Xil loo magcaabo. Beelaha Raxanweyn ayaa hadda lagu kala maslaxayaa xilalkii umadda Soomaaliyeed u dhaxeeyey, si 61 Xildhibaan ee laga soo …

22nd October 2024  admin  Category :

Aqoonsigii oo soo dhowaaday ka dib markii macalin Jaamacadeed uu soo gaaray Hargaysa oo indhihiisa ku arkay Diyaaraddii

22nd October 2024  admin  Category :

Ciidamada Maamulka SNM ee Magaalada Laascaanood Jooga Ayaa Saaka Waxay Waardiye Xoog Leh Ka Hayaan Kudaafadaha Qashin Qubka Magaalada Laascaanood,

22nd October 2024  admin  Category :

30 sano Adna Aadan iyo kooxdeedu riwaayadan ayeey u dhigayeen beesha ay ka soo jeedaan

Sodonkii sano ee ina soo dhaafay madaxda SNM inta ay qol ku yaal qaarada Yurub isku soo xiraan oo muuqaal iska soo duubaan ayeey shacabkooda …

22nd October 2024  admin  Category :

Labada Eray ee Badha Sab asalkoodu wuxuu ka yimid luqadda Hindiga oo macnaheedu yahay Gudoomiyaha ugu sareeyey ama Booskii ugu weynaa .

Gumaystihii reer Yurub, gaar ahaan boqortooyadii Ingiriisku tiradii ay waqtigaas ahaayeen kuma filnayn in Qawmiyad walba oo ay …

22nd October 2024  admin  Category :

Beesha Isaaq oo diiday inuu  Farmaajo ugu keeno Abiy Ahmed Hargaysa

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa sheegay in beesha Isaaq ay iska khasaarisay fursad dahabi ah, kaddib markii ay diiday booqasho ay wadajir ah oo ay Hargeysa ku imaan …

22nd October 2024  admin  Category :

Ciidankii Habar-yoonis oo iskaga baxday jiida hore ee Tukaraq iyo khalkhal soo wajahay

Wararka ka imanaya magaalada Tukoraq ee gobolka Sool oo ay isku horfadhiyaan maleeshiyaadka SNM  iyo Puntland ayaa la sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa SNM,  gaar ahaan …

22nd October 2024  admin  Category :

Ciise Xawar oo  beelaha Isaaq ka codsaday  inay maleeshiyadkooda u  soo duceeyaan, isaga oo sheegay in laga  soo weeraray dhinaca Puntland