Category Archives: ISAQLAND

16th April 2024  admin  Category :

Xildhibaan Maareeye oo ka mid ah xildhibaanada beesha Isaaq ee u jooga Koonfurta Soomaaliya ineey qalqal siyaasadeed iyo mid nabedgelyo ka abuuraan ayaa sheegay in maamulka Soomaaliland aan loogu yeeri karin maamulkooda, balse loogu yeero dawladda Soomaaliland, lana barbar dhigin …

16th April 2024  admin  Category :

Maxaa dhici lahaa haddii Ra’isul wasaare ku xigeenka dalka  Spain Mrs. Soraya Sáenz de Santamaría,  inta ay warbaahinta soo hor istaagto ay u hambalyeen lahayd Carles Puigdemont, oo ahaa hogaamiyihii Beesha Catalan ee sida beesha Isaaq ku  dhawaaqday inay  Spain

16th April 2024  admin  Category :

“Akhri Qorshaha Dabargoynta ee SNM ama Isaaqu Dadka aan Isaaqa ahayn u dejiyeen 1991.”

Si’aan usoo bandhigno fidinta halgankii hubaysnaa ee dheeraa,iyo khidadihii kaasi oo aynu ku guulaysaney xoraynta gobolada waqooyiga Soomaaliya, oo aan gacanta ku dhigney guusheenii u danbeysey.waxaa

16th April 2024  admin  Category :

[7/3/2010]   Muusi Biixi oo loo magcaabay Gudoomiyaha Gudiga howl galka SNM

Siilaanyo iyo Muusi Biixi ma yihiin gacan ku dhiiglayaal?
 Yes
 No
 I don’t know
Danbiile dagaal Siilaanyo ayaa maanta  u magcaabay, Muuse Biixi oo ahaa Horjooge kale

16th April 2024  admin  Category :

Daawo madaxdii SNM +oo qiraya inay Riwaayad Aay  u  dhigayeen bulshadooda  ee aanay doorasho dhicin

Sawirka Sakariye Maxamed Isticmaar.

Sawirka Sakariye Maxamed Isticmaar.

Sawirka Sakariye Maxamed Isticmaar.

 …

16th April 2024  admin  Category :

Axmed Mire iyo Beeshiisa  Habar Yoonis,  nimanka Habar Awal ee   sacabada Jalaatada ku wata  ayeey  u dhaaranayaan, Habar jeclo intii xukunka hayeen iyo intii ay doonayeen toona  uma  ayna dhaaran.

16th April 2024  admin  Category :

SNM ma Mujahideen baa mise waa Majaaniin. Majaaniin u daa. Aniga ayuu walaalkay ahaa oo qaadan lahaa Mujaahidnimadiisa  haddii cidi qaadanayso.

 

16th April 2024  admin  Category :

Qaniinyo ayaa qaniinyo kaa fujisaa
W(axaa qoray Ahmed Osman, akas A.A Ali)

Dhiiggii Soomaalida ee 25 sano qubanaayey waxaa maanta beddelay  dhurwaa iyo yeey dharaar cad ku diiraneyso.

Sida aad ogsoon tahay,  guuguulihii iyo giddi habar-dugaagba ee ka ciyi jirtay …

16th April 2024  admin  Category :

“Haddaad tiraahdo Alshabaab ayaan tirtirynaa ogow Qaraxyadu  waa kugu   sii badanayaan” .  Hadalkan waxa yiri Xuseen Aadan Cige, afhayeenka Beelaha Isaaq, isaga oo diidan in Alshabaab lala dagaalamo oo doonaya in wada hadal loo bilaabo . Xusen Aadan Cige, waa …

16th April 2024  admin  Category :

SNM markan,   dhaxal sugaha boqortooyada Sacuudiga ayeey isu soo ekaysiiyeen  si aqoonsi looga raadiyo   . Ictiraaf radintii SNM ee ka bilaabantay   warqadii Cigaal u qoray  Sharon ee  uu ku lahaa waxaad doonaysaan ayaan diin samaynaynaa ee na aqoonsada  ,  oo …

16th April 2024  admin  Category :

Suldaan Isaaq Ah oo yidhi”” Dhulbahante Somaliland Raaci Maaye Dastuurkeena Ayaan la Farin

https://youtu.be/ZROl-ubq4GQ…

16th April 2024  admin  Category :

Daawo Ahayeenka beesha Isaaq

https://youtu.be/x33qHTY55JU…