Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Xildhibaan Cabduqaadir Saalax Guuleed ayaa ka qayb galay kulan mahadnaq iyo qado-sharaf ah oo ay bulshada deegaanka Mindigale ee gobolka Sanaag u sameeyeen guddiga iyo shaqaalaha ka shaqeynaya dhismaha waddada Ceeldaahir–Ceerigaabo. Kulankan ayaa muujinayey taageerada iyo abaal-mahadka ay bulshada deegaanka …

27th November 2026 admin
Halka uu dhagax dhigay Warsheekh, Puntlandna wuxuu ka dhex abuuray Fawdo iyo jabhado. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow, oo maanta wareegto uu soo saaray ku sheegay in beesha Warsangeli, oo ka mid ah beelaha Puntland, waxna ka dhistay, oo ayna jirin …

27th November 2026 admin
Dawladda Federaalka oo taageertay hadalkii Firdhiye ee ahaa Sanaag ayaa nagu soo biiraysa. Hadalkii uu maalintii shalay sheegay hogaamiyaha Khaatumo Cabdiqaadir Firdhiye, ee ahaa “Sanaag oo isku dhan ayaa lagu dhamaystirayaa Khaatumo, iyada oo aynu qabanayno shirweyne bisha July oo …

27th November 2026 admin
Madaxweynaha Dowladda jubbaland H.E Ahmed Mohamed Islaam ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelka, Bulshada Jubaland iyo guud ahaan Ummada Soomaaliyeed geerida naxdinta leh ee ku timid Allah ha u naxariistee Madaxweyne ku xigeenkii Labaad ee Dowladda Jubaland, Marxuum …







