Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

26th November 2026  admin  

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arimaha Gudaha Puntland Cabdiraxmaan Khaliif Faarax iyo Xildhibaan Cabduqaadir Saalax guuleed ayaa magaalada midigale Kaga qayb Galay kulan dhiiri gelin iyo bogaadin ah oo loo Sameeyey Gudiga Wadada Ceeldaahir ceerigaabo. …

26th November 2026  admin  

Bulshada ka soo jeeda Koonfur-galbeed ayaa xildhibaan-deegaan markii ugu horreysey ku yeelatay magaalada ganacsiga ee Boosaaso. Xildhibaan Layla Aadan Isxaaq oo maanta loo dhaariyey kamid noqoshada Golaha Deegaanka Boosaaso kana soo jeeda KGS waxa ay beddeleysaa Xildhibaan hore Cabdirisaaq Gelinba-cayn …

26th November 2026  admin  

Nabadoonada , Cuqaasha , waxgaradka Gobolka Sanaag Oo Degmada Badhan shir jaraa,id ku qabtey ayaa ka jawaabey Hadal kasoo yeeray Hogaamiyaha Khaatumo. …

26th November 2026  admin  

Muxuu muhiim u yahay Marinka Hormuz ee ay Iiraan sheegtay inay xireyso? Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka, Marco Rubio, ayaa ugu baaqay Shiinaha inay ka hortagto Iiraan inay xirto marin-biyoodka Hormuz, oo ka mid ah marinnada ugu muhiimsan ee maraakiibta.…