6th October 2026  admin  Category :

Bulshada ka soo jeeda Koonfur-galbeed ayaa xildhibaan-deegaan markii ugu horreysey ku yeelatay magaalada ganacsiga ee Boosaaso.

Xildhibaan Layla Aadan Isxaaq oo maanta loo dhaariyey kamid noqoshada Golaha Deegaanka Boosaaso kana soo jeeda KGS waxa ay beddeleysaa Xildhibaan hore Cabdirisaaq Gelinba-cayn oo hadda Agaasime-guud ka noqday DFS — Leyla waxay ahayd qofka cod ahaan ku xigey Gelinba-cayn, doorashadii qof & cod ee Puntland.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*