
15th November 2025 admin Category :
Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arimaha Gudaha Puntland Cabdiraxmaan Khaliif Faarax iyo Xildhibaan Cabduqaadir Saalax guuleed ayaa magaalada midigale Kaga qayb Galay kulan dhiiri gelin iyo bogaadin ah oo loo Sameeyey Gudiga Wadada Ceeldaahir ceerigaabo.









