Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
MADAXWEYNAHA OO FURAY KAL-FADHIGA 56-AAD EE GOLAHA WAKIILLADA DOWLADDA PUNTLAND. Garoowe: 15 June 2025: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay kal-fadhiga 56-aad ee Golaha Wakiillada Dowladda …

27th November 2026 admin
Hoos ka dhegayso Xildhibaan Shariif oo si adag uga hadlay huuhaada ka jirta Puntland dhexdeeda …

27th November 2026 admin
Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa galabta kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka oo uu hoggaaminayo ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan, Kulanka oo u dhacay hab-fogaan arag ah, waxaa looga hadlay marxalada siyaasadeed iyo mida amni …

27th November 2026 admin
Faahfaahin Xubin sare oo ka tirsan DCSH oo ay gacanta ku dhigeen ciidanka hawlgalka Hilaac ee Calmiskaad. …







