Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Cabdiweli Gaas oo BBC uga warramay xilka loo magacaabay ee wakiilka Midowga Afrika ee Suudaanta Koofureed Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa si rasmi ah ugu magacaabay Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, inuu …

27th November 2026 admin
Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam oo maanta qado sharaf u sameeyay qaar kamid ah Cuqaal ,Nabadono iyo qurba-joogta gobolka Sanaag, kulankan oo daarnaa is xog waraysi iyo talo kala qaadasho. Siwanaagsan ayuu noogu soo dhamaaday oo muwaafaqo leh. …

27th November 2026 admin
Qabyaaladdii Culusoow iyo Sadabursigii beeleed ayaa hadda la gashay Tarin ka tegaya Warsheekh oo tegaya wadamada deriska ah iyada oo jiraan degaano Soomaaliyeed oo xadka ku yaala oo leh Dekedo una baahan in Tarain loo dhiso sida maamulka Junnaland Sadexdan …

27th November 2026 admin
Ciidan ka amar qaata Cali Xoosh oo sheegay inay xoog ku qabsanayaan gobolka Sanaag markii amar la siiyo. Maleeshiyaad si hoose loo qoray oo qaarkood laga yaabo inay yihiin firxadkii Daacish ayaa balan qaaday inay argaggax ku abuurayaan Bulshada gobolka …







