Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
BADHAN: Wafti uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Puntland, Mudane Siciid Jaamac Qorsheel, kana kooban wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Dowladda ayaa gaadhay degmada Badhan ee gobolka Sanaag. Masuuliyiinta ayaa caawa hoygiisa ku booqday Suldaanka Guud ee beelaha Harti Suldaan Siciid …

27th November 2026 admin
Waxa lagu jiraa sidii Puntland loo bad baadin lahaa , wi9ilka madaxweynuhuna wuxuu doonayaa sidii uu ugu taajiri lahaa magac aabihiis. Cabdullahi Siciid Cabdullahi Deni ayaan sharaxaya sidii uu dhaqso ugu taajiri lahaa magaca aabihiis …

27th November 2026 admin
Federaalku waxay doonayan dhiig ku data gobolka Sanaag, Puntlandna waa la socotaa Gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Jibriil , oo dawladda federaalku u xil saartay in gobolka Sanaag ka gooyo Puntlandf, si loogu daro Khaatumo, ka dibna loogu abaal …

27th November 2026 admin
“Turkiga iyo Israa’iil oo qarka u saaran in iska hor imaad uu dhex maro” -Financial Times Wargayska kasoo baxa Ingiriiska ee Financial Times ayaa daabacay maqaal uu ugu magac daray “Turkiga iyo Israa’iil oo qarka u saaran iska hor imaad …







