Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Fiqi ayaa ka dalbaday Firdhiye inuu ku xoojiyo labaatan gaadiidka dagaalka ah weftiga iyo ciidanka dowlada federaalka ee beri ku wajahan magaalada Dhahar si aan loo soo celin, sida ay ii xaqiijiyeen ilo xogogaal ah. Dalabka Fiqi …

27th November 2026  admin  

Cabdirashiid oo galbeed u jihaystay markii loogu xoog sheegtay Ceelbuh Gudoomiyihii hore ee Puntland Cabdirashiid Jibriil, ayaa caawa saqdii dhexe ka dib ay ciidanka Puntland u sii galbiyeen dhanka galbeed ee gobolka Sanaag isaga oo ku sii jeeda xarunta gobolka …

27th November 2026  admin  

Puntland ayaa ciidan xoogan oo xoojin ah u dirtay magaalada Dhahar ee xarunta Gobolka Hayland oo beri ay ku wajahanyihiin wefti ka socda dowlada federaalka Soomaaliya oo maanta ka degey Laascaanood. Ciidamada la geeyay Dhahar ayaa isugu jira ciidamo laga …

27th November 2026  admin  

Madaxddii Warsangeli ee Federaalka oo garoonka Laascaanood looga dhuuntay\ Doorashaddii Xildhibaanada ee Baarlamaanka ee dawladda Federaalka, ee lagu qabtay gudaha garoonka diyaaradaha ee Boosaaso, Kursiga Hop#157, ayaa loo doortay Maxamuud Axmed Aaden Geesood, oo hadda ah Wasiirka Ganacsiga oo lagu …