Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Gudoomiyihii hore ee Bzarlamaanka Puntland oo jabhad samaystay. Gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Puntland ee sanad ka hor ahaa sharci ilaaliyaha ugu sareeya maamulka Puntland, hadana ahaa Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa jabhad ay dawladda Federaalku maal geliso ka dhex …

27th November 2026  admin  

Beesha Aadan Yacquub ee Warsangeli oo Hadhimo sharafeed ku casuntay geesigii dhowaan biladda geesinimada ah la siiyey Laba xidigle Saleebaan Maxamed Warfaa, oo ka tirsan Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland waxaa lagu dalacsiiyey nafhurnimo 05 June 2025 uu ka sameeyay …

27th November 2026  admin  

Khudbadda Madaxweynaha Dowladda Puntland H.E Said Abdullahi Deni ee munaasabbada xuska 1-da Luulyo, sanad-guuradii 65-aad ee kasoo wareegatay Xornimada iyo Midowga dadka Soomaaliyeed. Comments …

27th November 2026  admin  

Maxaa marsada looga wareejiyey Ceelaayo? Maxaa se u tegi weydeen xeebaha Sanaag & Hayland — Dood dhexmartay Xildhibaan Mursal Cabdi & Wasiirka Kalluumeysiga Puntland. …