
14th July 2025 admin Category :
Gudoomiyihii hore ee Bzarlamaanka Puntland oo jabhad samaystay.
Gudoomiyihii hore ee baarlamaanka Puntland ee sanad ka hor ahaa sharci ilaaliyaha ugu sareeya maamulka Puntland, hadana ahaa Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Puntland ayaa jabhad ay dawladda Federaalku maal geliso ka dhex abuuray gudaha Puntland.


Jabhadan loo xil saaray in Gudoomiyihii hore ee Puntland Cabdirashiid Jibriil uu hogaamiyo oo dawladda federaalka ku maal gelinayso lacag gaaraysa dhowr boqol oo kun oo dollar ayaa bilowday iin ciidamo ka qortaan gobolka Sanaag, taas ujeedada laga leeyahay ay tahay in gobolka Sanaag xoog loogu daro maamulka Khaatumo ee hadda dhisan , si halkaas looga helo Xildhibaan magac u y’aal oo doortaan madaxweynaha hadda xilka haya Xasan Culusoow
Hoos ka daawo Gudoomiyaha oo sharaxaya cidda ka danbaysa jabhaddiisa, horayna isugu dayday inay Puntland bueburiyaan

