15th July 2025  admin  Category :

Beesha Aadan Yacquub ee Warsangeli oo Hadhimo sharafeed ku casuntay geesigii dhowaan biladda geesinimada ah la siiyey

Laba xidigle Saleebaan Maxamed Warfaa, oo ka tirsan Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland waxaa lagu dalacsiiyey nafhurnimo 05 June 2025 uu ka sameeyay hawlgalka Calmiskaad ka socda, waxaa lasiiyey lacag iyo shahaado sharaf.

Askarigan wuxuu badbaadiyay Askari dhaawacmay intuu daawaayey, 30 saac ayuu cadow la diriray oo ka adkaaday, Madaxweynuhu wuxuu muujiyay in Ciidankeenna geesiyaasha ah lala garab taaganyahay dhiirigelin iyo Abaalmarin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*