Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
“Kuwa leh talayada qaata, haddii kale waxbaa waayeysan; war kun-beenood baa naloo sheegey ee god ha nagu ridina… SSC wey jiraysaa oo joogeysaa.” …

27th November 2026 admin
Siyaasiyiintii ugu darajada saraysa beesha Dhulbahante oo la shiray hogaamiye aan jirin oo ay samaysteen Siyaasiyiinta Dhulbahante ee ugu darajada saraysay dawladda Federaalka, kuwa ugu darajo sareeya maamulka Khaatumo iyo Xildhibaanaddii ugu caansanaa Somaliland oo kala ah Gudoomiye Kuxigeenka Labaad …

27th November 2026 admin
Bulsha waynta degmada Buraan ee Gobolka haylaan oo si cad uga horyimi faragelintii Dowlada fadaraalka iyo maamulka Khaatumo sida ay ku sheegeen kulan ay isugu yimaadeen Waxgaradka, cuqaasha, siyaasiyiinta, Haweenka iyo dhalinyarada Degmadu. …

27th November 2026 admin
Wefti uu hoggaaminayo wasiirka Caafimaadka DPL Siciid Jaamac Qoorsheel oo ka kooban golayaasha Dawladda ayaa gaarey magaalada Yubbe ee gobolka Sanaag. …







