Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
A double standard is when different rules or expectations are applied to similar situations or people, often unfairly. Gobolada Sanaag iyo Sool uma gaar ah oo qura beesha Harti, Daarood ee waxa la dega oo degmooyin ku leh beelaha Isaaq. …

27th November 2026 admin
Xilalkii naas nuujinta Federaal iyo Muqdisho hadda wuxuu marayaa in Bulaacadaha iyo Kudaafadaha Agaasimayaal loo magcaabo Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir, ahna duqa magaalada Muqdisho, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo maanta wareegto soo saaray ayaa saameyn magacaabis si weyn looga fal-ceiyay, …

27th November 2026 admin
Maxkamad laashay heshiis dil looga badbaadin lahaa maxaabiis ku jira Guantanamo Bay Maxkamad ku taal Mareykanka ayaa diiddey codsi gorgortan oo uga yimid Khaalid Sheekh Maxamud eedeysaneyaal kale oo loo haysto in ay abaabuleen weerarkii dalkaas lagu qaaday 11-kii September …

27th November 2026 admin
Waa kuwama Afarta qof ee loo aqoonsaday Qaswadayasha Gobolka Sanaag ee hadda leh loo joojin marayo Suldaanka Warsangeli iyo waxgaradka beeshaas. SSaynab Ismaaciil Tiinbiye, Maxamed Axmed Aadan Geesoosood, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo Cabdikariim Cali Garaad, waxaanu u aqoonsanay inay yihiin …







