
16th November 2025 admin Category :
Waa kuwama Afarta qof ee loo aqoonsaday Qaswadayasha Gobolka Sanaag ee hadda leh loo joojin marayo Suldaanka Warsangeli iyo waxgaradka beeshaas.
SSaynab Ismaaciil Tiinbiye, Maxamed Axmed Aadan Geesoosood, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo Cabdikariim Cali Garaad, waxaanu u aqoonsanay inay yihiin Qaswadayaal la mid ah halkii Atom, maalintii uu cadowga ku soo hogaamiyey gobolka Sanaag.
Saynab iyo Geesood xilalkii ay ka hayeen dawladda Federaalka ayeey si khaldan u istcmaaleen oo ay ku doonayaan inay ku bur burinyaan gobolaka.
Cabdikariim Cali Garaad, Isim uuna ahayn ayuu sheegtay si uu Saynab iyo Geesood ugu fududeeyo bur burka gobolaa..
Cabdirashiid Jibriil, dhaqaale iyo Tikniko uu ku helay magaca bulshada gobolka Sanaag ayaa Xasan Culusoow ugu adeegayaa bur burka gobolka.
Sawirka hoose waa wasiir Geesood oo dhexda ugu jira Bidhaan iyo Cali xoosh oo UGA wakiil ah dawladda Federaalka bur burka gobolka Sanaag

Intuba waxay dhegaha ka furaysteen oo wax ka maqli waayeey Suldaanka Beesha Warsangeli Suldaan Siciid, aqoonyahanka iyo wax garadka Beesha, waxa u cad oo ay doonayaan oo ay ku sixteen inay dhiig ku daadiyaan waa damaca madaxweyne Xasan Culusoow ee lagu bur burinayo Puntland







