
26th November 2026 admin Category :
Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaam oo maanta qado sharaf u sameeyay qaar kamid ah Cuqaal ,Nabadono iyo qurba-joogta gobolka Sanaag, kulankan oo daarnaa is xog waraysi iyo talo kala qaadasho. Siwanaagsan ayuu noogu soo dhamaaday oo muwaafaqo leh.







