
26th November 2026 admin Category :
Qabyaaladdii Culusoow iyo Sadabursigii beeleed ayaa hadda la gashay Tarin ka tegaya Warsheekh oo tegaya wadamada deriska ah iyada oo jiraan degaano Soomaaliyeed oo xadka ku yaala oo leh Dekedo una baahan in Tarain loo dhiso sida maamulka Junnaland
Sadexdan siyaasi ee dhagax dhigaya jidkan beelaysan ayaa ka soo wada jeeda beesha Abgaal oo ay Warsheekh degaankooda tahay iyo wiil dhalinyaro ah oo ugu magcaaban wasiirka dekedaha oo ka soo jeeda beesha Warsangeli, hase ahaatee si khaldan ay u isticmaalaan







