18th November 2025  admin  Category :

Ciidan ka amar qaata Cali Xoosh oo sheegay inay xoog ku qabsanayaan gobolka Sanaag markii amar la siiyo. Maleeshiyaad si hoose loo qoray oo qaarkood laga yaabo inay yihiin firxadkii Daacish ayaa balan qaaday inay argaggax ku abuurayaan Bulshada gobolka Sanaag haddii ayna raacin Khaatumo iyo Firdhiye

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*