Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th April 2024  admin  

Geeli Habar Jeclo laga Dhacay Oo La qabtay, laakiinse La dilay Geeljirihii Geella watay Waxgaradka Buuhoodle, ayaa soo qabtay geel Laga dhacay Beesha Habar Jeclo oo dhawaan geelaas looga dhacay Duleedka Buuhoodle iyadoona la dilay Ninkii Gelaas watay, Ciidanka Deegaanka Buuhoodle, ayaa soo qabtay geelaas oo ay dhacen Dablay Reer Buuhoodle ah kadib markii ay […]

28th April 2024  admin  

Maamulka Degmadda badhan ee gobolka Sanaag oo kaashanaya Dhalinyarada degmadaas ayaa sheegay in ay bilaabayaan qorshaha wejiga labaad ee dhiraynta Degmada.

28th April 2024  admin  

Wasiirkii ugu dhowaa Farmaajo oo laga saari la’yahay Gurigii Agoonta Khadiija Maxamed Diiriye oo ah wasiirka ugu dhow madaxweyne Farmaajo maantana sheegtay “Farmaajo waa Madaxweynaha kaliya ee aan muddo xileedkisa dhammaan ee cadahay inuu soo noqonayo” ayaa waxa laga saari la’yahay oo ay bililiqo ku haystaa Gurig Agoomeed

28th April 2024  admin  

Amin Caamir muxuu ugu edebdaroodaa siyasiyiinta ka soo jeeda degaano gaar ah. Dhowr Bilood ka ka hor waxa is qabtay Saleebaan Cali Koore oo ka soo jeeda beesha Dhulbahante iyo Talafishanka Universal uu leeyahay Axmadeey Abobakar oo ka soo jeeda Beesha Amin Caamir. Isla maalintiiba Amin Caamir wuxuu soo sawiray Saleebaan oo KALAB AMA EEY […]

28th April 2024  admin  

Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada oo ka wadahadlay Telefoonka Sida ay sheegayaan wararka madaxweyneyaasha maamul goboleedyada Koofur galbeed, Galmudug, Puntland, Hirshabelle iyo Jubbaland ayaa shir dhinaca  taleefanka kaga wadahadlay ismari waaga ka taagan doroashooyinka iyo sidii xal looga gaari karo. Shirka oo saacado badan u socday madaxda dowlad goboleedyada  ayaa waxay kaga shireen sidii la isku soo […]

28th April 2024  admin  

Hoos ka daawo Xaaji Cabdi Qaac oo muuqaal ka soo duubay Jidka Barkaysan ee Ceel daahir Ceerigaabo