26th July 2024  admin  Category :

Hoos ka daawo Xaaji Cabdi Qaac oo muuqaal ka soo duubay Jidka Barkaysan ee Ceel daahir Ceerigaabo

One thought on “Jidka Barakaysan iyo maanta

  1. Nuuraani

    MashAllah waa nabad nimco Allah ina siiyay, waxaan u mahad celinayaa dadka ku howlan shaqadan muhiimka ah iyo intii ka qayb qaadatay dhismaha jidkaan barakaysan, waxaan si gaar ah ugu mahad celinayaa Madaxwaynihii hore ee Puntland pro Abdi wali oo isagu lahaa asaaska iyo ku dhiirashada mashruucaan sidoo kale waxaan u mahad celinayaa dowlada Puntland ee hada jidha oo sii laba jibaartay sii wadida mashruucaan bixisana dhaqaalaha ugu badan. Waxaa xusid mudan in dowlada dhexe ee federalku aysan waxba kaga qayb qaadan dhismaha mashruucaan muhiim ka ah halka ay boqolaal milyan ku bixisay wadada Afgooye oo ah wado taangiyo iyo tikniko lagu ilaaliyo dadka dhisaya oo Turkish ah 28 qof ahna lagu dilay walina aan fari ka qodnayn dhismaheeda, wadada ceeldaahir ceeri gaabo uma baahna tikniko iyo ciidamo waardiyeeya ee ini Farmaajo 1000 fuusto oo daamur ah makaga qayb qaadan waayay . Wadadada ceel daahir ceerigaabo way dhismin wayna dhamaan InshAllah. Waana laysku bartay.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*