Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th May 2024  admin  

Wasiirka wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka, Soomaaliya Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta la kulantay ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya danjire James Swan. Ayagoo ka wada hadlay arrimo ay kamid yihiin xaqiijinta qoonddada haweenka ee 30%, ilaalinta xuquuqda aadaha xilliga doorashada iyo arrimo kale oo muhiim u ah iyo xoojinta wada […]

11th May 2024  admin  

Maamulka degmada Taleex ee Gobolka Sool iyo masuuliyiinta gacanta ku haysa dhismaha waddada laamiga ah ee dawladdu ka hirgalinayso magalaada ayaa ka war bixiyey halka ay marayso dhismaha waddadu.

11th May 2024  admin  

Al-Shabaab oo Amrey in Xoolaha Gobolka Hiiraan aan laga dhoofin Bosaaso ee laga dhoofiyo Dekada Muqdisho Al-Shabaab ayaa soo saaray war Ceeb iyo fadeexad ku ah Dowlada Federaalka oo ay ku cadeeyeen iney saameyn weyn ku leeyihiin Dekada Muqdisho. Ganacsatada Xoolaha ka ganacsata ee Gobolka Hiiraan ayay ku amreen ineysan una beec geyn karin kana […]

11th May 2024  admin  

Waa maxay sababta Beesha Maakhir hal Isim oo qura u haystaa Shaanbadda Siyaasadda Soomaaliya lagu galo? Beesha Dubeys ee Warsangeli, waa beesha Qura ee Soomaaliyeed ee horay ugu soo xulan jirtay Xildhibanadoodana si caddalad iyo meerto ah oo hadba ay beeli u qaban jireen Xilka xildhibaanka Federaal iyo Puntland Beeshii sidaas ahayd, oo ay Shaanbadda […]

11th May 2024  admin  

1. In uu yahay muwaadin Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed 2. Dhimirkiisu u dhan yahay 3. Da’diisu ka yarayn 25 sano 4. Aan xuquuuqdiisa muwaadinimo go’aan maxkamadeed lagu hakin shanti (5) sano ee ugu danbeysay. 5. Uu leeyahay ugu yaraan aqoon dugsi sare ama waayo aragnimo u dhiganta. 6. In uusan ka tirsanayn ama wax xiiriir ah […]

11th May 2024  admin  

Maamulka Gobolka Sanaag ayaa digniin u diray dadka caadaystay in ay qabsadaan dhulka Danta Guud ee loogu talogalay in loogu adeego Bulshada.