Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th May 2024  admin  

Maamulka Jubbaland oo dagaal beeleedka gobolka Gedo Maamul goboleedka Jubaland ayaa ka hadlay dagaalkii saaka illaa xalay ka dhacay magaalada Beled Xaawo ee gobolka Gedo ee u dhaxeeyay ciidamada maamulkaas iyo kuwa dowladda federaalka. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay Beled Xaawo soo weerareen “jabhad fallaago” ah oo ay soo hubaysay dawladda Kenya, halka Jubaland ay […]

11th May 2024  admin  

Dowlada Kenya oo walaac ka muujisay dagaal Beeleedka gobolka Gedo Dowlada Kenya ayaa ka hadashay dagaalkii maanta ka dhacay magaalada ku taal xadka Soomaaliya iyo Kenya ee Beled Xaawo. Qoraal ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda Kenya oo loo direy guddoomiyaha Midowga Afrika ayay ku muujisay dowlada Kenya sida ay uga walaacsan tahay dagaalka ka […]

11th May 2024  admin  

MADAXWEYNAHA OO QAABILAY WAFDI UU HOGGAAMINAYO WAKIILKA QARAMADA MIDOOBEY EE SOOMAALIYA. Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Puntland ee Garoowe ku qaabilay, Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Ambassador James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka midyihiin Madaxda Hay’addaha WFP, UNHCR iyo UNWOMEN. Kulanka ayaa […]

11th May 2024  admin  

Kulankii HADAF ee maanta Badhan lagu qabanlahaa ayaa dib u dhacay maalinta berito ah. Xarunta Cilmi-baadhista iyo Horumarinta ee HADAF iyo Warbaahinta Daljir ayaa kulan dood ah ku qabanaya Magaalada Badhan. Doodan ayaa cinwaanku yahay “Sidee baa maamulka iyo Bulshadu u wada shaqeyn karaan?Waxa ka soo qayb gelaya maamulka Gobolka Sanaag, maamulka Degmada Badhan iyo […]

11th May 2024  admin  

Ciidanka Jubbaland oo kusugan bartamaha degmada Beledxaawo.

11th May 2024  admin  

Habka Magaalada Hadaaftimo ee Gobolka Sanaag oo aan Bad lahayn loogu sheego in maanta Kaluunkii Laasqoray imanayo