Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th April 2024  admin  

Cabdikariin Xuseen Guuleed” Dastuurka Soomaaliya ma dhamaystirmi karo iyadoo xal aan laga gaarin arinta Somaliland iyo maqaamka Gobolka Banaadir”

28th April 2024  admin  

Sidee loo qoraa askarta Soomaalida ee dibeda loo qaado? Cabdisalaan Yuusuf Guuleed waa agaasime ku xigeenkii hore ee NISA (Hay’adda nabad sugidda Soomaaliya), wuxuu faahfaahin ka bixiyay habraaca loo qaato ciidanka tabobarada loogu qaado dibedda.

28th April 2024  admin  

Al-Shabaab oo kulaalaya Jowhar kadib marakay qabsadeen dhowr Tuulo Magaalada Jowhar waxaa Caawa fiidkii laga warhelay inay Al-Shabaab qabsadeen Deegaanada Warciise oo Magaalada Jowhar u jirta qiyaastii ilaa 19 KM, waxaa iyana caawa gacanta Al-Shabaab galay Deegaanada Geeyfo, Jabada carbeed, Qoordheere oo gabi ahaan ka tirsan Degmada Raage Ceele ee Gobolka Dhabellada Dhexe. Deegaano Degmada […]

28th April 2024  admin  

Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu ansixiyey Guddiga maamulka Hay’adda qaran ee naafada Soomaaliyeed Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey Guddiga sare ee maamulka Hay’adda Qaran ee naafada Soomaaliyeed, xubin ka bannaan guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo federaalka iyo xubin laga […]

28th April 2024  admin  

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey Guddiga sare ee maamulka Hay’adda Qaran ee naafada Soomaaliyeed, xubin ka bannaan guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo federaalka iyo xubin laga saaray guddiga maamulka hay’adda batroolka Soomaaliyeed. Golaha Wasiirrada ayaa warbixinno la xiriira amniga […]

28th April 2024  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta hab maqal iyo muuqaal ah kulan kula yeeshay Wakiilada Beesha Caalamka u qaabilsan Soomaaliya oo uu hoggaaminayo ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan. Kulanka ayaa looga hadlay Xaaladda guud ee Soomaaliya gaar ahaan xal u helida tabashooyinka la xiriira Doorashada.