Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th April 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo wefti uu hogaaminayo oo saaka kasoo kicitimay caasumadda Puntland ee Garoowe ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Badhan ee xarunta Gobolka Sanaag.

28th April 2024  admin  

Jidkii Barakaysnaa ee lagu dhisayey Isku tashiga oo meel fiican maraya

28th April 2024  admin  

Wasiirka Qorsheynta XFS Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiir ku xigeenka dowladda Sweden Petra Smitmanis Dry oo ay ka wada hadleen sii xoojinta xiriirka labada dalka. Kulankan ayaa lagu gorfeeyay dar-dar-galinta mashaariicda ay dowladda Sweden ka waddo Soomaaliya waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Agaasimaha hay’adda istaatistka Qaranka iyo xubna […]

28th April 2024  admin  

Cali Mahdi oo 8 Febraayo kadib ka digay hal arrin Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cali Mahdi Maxamed oo wareysi gaar ah siiyey TV-ga Soomaali Cable ayaa si adag uga hadlay xaaladda cakiran ee dalka, gaar ahaan is mari-waaga ka taagan doorashooyinka. Cali Mahdi ayaa marka hore ka digay in dalka dib loogu celiyo bur-bur iyo dagaallo […]

28th April 2024  admin  

Ururkii Hawiye Heritage oo digniintan soo saaray ” Ka hortagga dagaal doorasho oo Soomaaliya ka qarxa Labaatan maalmood kayar ayuu dhammaanayaa muddo-xileedkii Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, madaxda siyaasadda ee dalkuna weli iskuma afgaran hannaankii loo hirgelin lahaa heshiiskii 17-kii Sebtembar ee doorashada federaalka. Heshiiskaas taariikhiga ah, Dowladda Federaalka ee Soomaaliya (DFS) iyo Dowladaha Xubnaha ka […]

28th April 2024  admin  

Qaramada Midoobay ayaa ka digeysa in khilaafkaa u dhaxeeya siyaasiyiinta Soomaaliyeed ee ku saabsan doorashada. Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa oo la hadlayay BBC ayaa ku eedeeyay siyaasiyiinta Soomaaliyeed inay wadaan cabsi gelin, kaddib markii uu dib u dhac ku yimid doorashooyinkii Baarlamaanka. Swan ayaa sheegay inay jirto fursad, isagoo xusay […]