28th March 2024  admin  Category :

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo wefti uu hogaaminayo oo saaka kasoo kicitimay caasumadda Puntland ee Garoowe ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Badhan ee xarunta Gobolka Sanaag.

One thought on “Gudoomiye Cabdirashiid oo Badhan soo gaaray

  1. Mustafa Mohamed Noor

    War nimanyohow ka dayaa beenta dadka
    Badhan maha caasimada gobolka sanaag
    Caasimada gobolku waa Ceerigaabo
    Ee rag noqda warsangeliyow oo qaybtiina ceerigaabo soo jabsada
    Ceerigaabo magaalo habar yoonis ayaa shisheryaha loogu sheekayaa
    Ordoo dega magaalada oo xaafadihiina xoog ugu noqda oo tuulada ceel la qoday dhisa oo xoog u dega oo iska qaada wahabka idin saaran

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*