Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

13th May 2024  admin  

Taliye kuxigeenki hore ee NISA Cabdisalaan Yuusuf Guleed.”Farmaajo, Jawaab ayey kaa rabta hooyada ooynaysa ee ilmuhu ka maqanyihiin”.

13th May 2024  admin  

Waxaa isoo gaadhay Fariin Naflacaarinimo oo ka timid Mujrimkii Cali Dheere ahaa kaasoo dil iigu hanjabay, waxaan leeyahy wiilasha waardiyeeya Mujrimkaa Cali Dheera ah Adeerayaal waxaan idin kugu baaqaynaa Ninkii gacantiisa kusoo dila in aan siinayno $500,000.

13th May 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo wefti uu hogaaminayo oo saaka kasoo kicitimay caasumadda Puntland ee Garoowe ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Badhan ee xarunta Gobolka Sanaag.

13th May 2024  admin  

Jidkii Barakaysnaa ee lagu dhisayey Isku tashiga oo meel fiican maraya

13th May 2024  admin  

Wasiirka Qorsheynta XFS Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiir ku xigeenka dowladda Sweden Petra Smitmanis Dry oo ay ka wada hadleen sii xoojinta xiriirka labada dalka. Kulankan ayaa lagu gorfeeyay dar-dar-galinta mashaariicda ay dowladda Sweden ka waddo Soomaaliya waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Agaasimaha hay’adda istaatistka Qaranka iyo xubna […]

13th May 2024  admin  

Cali Mahdi oo 8 Febraayo kadib ka digay hal arrin Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Cali Mahdi Maxamed oo wareysi gaar ah siiyey TV-ga Soomaali Cable ayaa si adag uga hadlay xaaladda cakiran ee dalka, gaar ahaan is mari-waaga ka taagan doorashooyinka. Cali Mahdi ayaa marka hore ka digay in dalka dib loogu celiyo bur-bur iyo dagaallo […]