Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th May 2024  admin  

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu ansixiyey Guddiga sare ee maamulka Hay’adda Qaran ee naafada Soomaaliyeed, xubin ka bannaan guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo federaalka iyo xubin laga saaray guddiga maamulka hay’adda batroolka Soomaaliyeed. Golaha Wasiirrada ayaa warbixinno la xiriira amniga […]

19th May 2024  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta hab maqal iyo muuqaal ah kulan kula yeeshay Wakiilada Beesha Caalamka u qaabilsan Soomaaliya oo uu hoggaaminayo ergayga Qaramada Midoobey ee Soomaaliya James Swan. Kulanka ayaa looga hadlay Xaaladda guud ee Soomaaliya gaar ahaan xal u helida tabashooyinka la xiriira Doorashada.

19th May 2024  admin  

Urur Soomaliyeed ee ka jira dalka Canada ayaa lagu yidhi ma tihiin Madow dhamaystiran Jaamacadda California ee ugu tunka weyn aduunka, ayana hoos yimaadaan UCLA, UC Berkely, UC Irvine iyo UC Sandiago ayaa dhowaan sheegtay in Aduunku markuu abtirsado ay Soomaalidu yihiin midabka Cad ee Yuribiyaanku u badan yihiin Hadda Hay’adan Soomaaliyeed oo ka diwaan […]

19th May 2024  admin  

Labadan arimood midna sharci ma ahayn markoodii horeba? Afartii sano ee madaxweyne Farmaajo xilka hayey wax laga sugaayey inuu dhiso Ciidan Qaran. Ciidankaas oo ah mid isku dhaf ah lagana soo xulayey dhamaan gobolada iyo degmoyinka Soomaaliya. Maanta oo maalmo uga harsan yihiin hogaankiI sharciga ahaa ee madaxweyne Farmaajo , ayaa waxa soo baxaysa labo […]

19th May 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dawladda Puntland Mudane kormeeray Dugsiga Tababarada Ciidamada ee magaalada Badhan. Dugsiga oo xilligan tababar uu uga socdo cutubyo cusub oo ku biiraya Ciidamada difaaca Dawladda Puntland ayaa waxaa madaxdu ay kuurgaleen xaaladda ciidamada, iyagoo warbixin ka dhageystay […]

19th May 2024  admin  

Weriye ka tirsan BBC oo shaaciyey in Alshabaab ay 12 saac gudahood kula wareegi karaan Muqdisho & Magaalooyinka kale haddii ay dalka ka baxdo AMISOM. https://www.bbc.com/news/world-africa-55677077 Weriye ka tirsan BBC World oo lagu magacaabo Andrew Harding warbixin uu ka qoray xaaladda Soomaaliya ku faahfaahiyey xaaladda siyaasadeed iy amni ee Soomaaliya xilligan mareyso, isagoo wareysi la […]