Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th April 2024  admin  

Dawlada Somalia Dacweysay Saraakiil Ajaaniib ah ah Oo SNM Safar Tuugo ah Ku Gaysay Laascaanood, Maamulka SSNM, oo dhawaan Deegaano kamid SSC, ka bilabaay isdiiwangalinta Golaha Deegaanka iyo Wakiilaha maamulkaas aya sameeyay arrin halis badan. SNM, ayaa diiwangalintii ka socotay Sool, waxay dul keentay Xubno cadaan, ah oo ka kala socda Xafiisyadda Qaramada Midoobe iyo […]

28th April 2024  admin  

Ma madaxweyne Farmaajo ayaa khiyaano Qaran ku kacay mise waa xeelad kale oo siyaasiyiinta Hawiye ku kicinayaan dadkooda si ay Kursiga Farmaajo ugu fariistaan. Waalidiin badan oo u haystay in Caruurtooda dibadda loogu qaaday tababar ciidan . ayaa hadda siyaasiyiinta Muqdisho u sheegeen in Caruurtoodii ay ku dhinteen dagaalkii u dhaxeeyey Itoobiyaanka oo ay garab […]

28th April 2024  admin  

Gudiga Mashruuca Wadada Ceeldahir-Ceerigaabo, ayaa ka Gudoomay Lacag $100,000 dollar Oo Ka timid ( BEESHA GASHAAN BUUREED ) Gudigu Waa uu uga mahadceliyey Muxsinininta ( BEESHA GASHAAN BUUREED ) Deeqda uu ugu talagalay Dhammaystirka Laami Saarid Wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo

28th April 2024  admin  

Soomaali la sheegay inay ku dhinteen dagaalkii Itoobiyaanka dhex maray Taliye ku xigeenkii hore ee hey’adda NISA Cabdisalaan Guuleed ayaa sheegay inuu helay xog sheegeysa in askartii Soomaaliyeed ee tababarka loo geeyey dalka Eritrea ay qaarkood ku dhinteen, kuwo kalena ku dhaawacmeen dagaalkii ka dhacay gobolka Tigray ee waqooyiga dalka Itoobiya. Cabdisalaan Guuleed oo wareysi […]

28th April 2024  admin  

28th April 2024  admin  

Hoos ka daawo Prof Yaxye: “Jowhar Kenya maa xudduud ku leh”