26th April 2024  admin  Category :

Ma madaxweyne Farmaajo ayaa khiyaano Qaran ku kacay mise waa xeelad kale oo siyaasiyiinta Hawiye ku kicinayaan dadkooda si ay Kursiga Farmaajo ugu fariistaan.

Waalidiin badan oo u haystay in Caruurtooda dibadda loogu qaaday tababar ciidan . ayaa hadda siyaasiyiinta Muqdisho u sheegeen in Caruurtoodii ay ku dhinteen dagaalkii u dhaxeeyey Itoobiyaanka oo ay garab siinayeen Abiy Ahmed oo ay saaxiib yihiin madaxweyne Farmajo.

Mahad Salaad oo ka mid Xildhibanada Soomaaliya ayaa isugan qoraalkan soo dhigay Baraha Bulshada

Tigray ayaa Soomaaliya ku eedeeysay ka qeybqadashada dagaalkii iyaga iyo Abiy Waxayna soo bandhigeen askartii soomaaliyeed Ee kudhimatay magacyadoodii

One thought on “Yaa run sheegaya? Waa in Guddi loo saaraa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*