26th April 2024  admin  Category :


Gudiga Mashruuca Wadada Ceeldahir-Ceerigaabo, ayaa ka Gudoomay Lacag $100,000 dollar Oo Ka timid ( BEESHA GASHAAN BUUREED )

Gudigu Waa uu uga mahadceliyey Muxsinininta ( BEESHA GASHAAN BUUREED ) Deeqda uu ugu talagalay Dhammaystirka Laami Saarid Wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo



Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*