26th July 2024  admin  Category :

Hoos ka daawo Prof Yaxye: “Jowhar Kenya maa xudduud ku leh”

One thought on “Prof Yaxye: “Jowhar Kenya maa xudduud ku leh”

  1. Jirac

    War ileen balayo nimaan arag baa yiraahda balaayaan aragney waxaan saas u dhahay waxaa weeye madaxweyne farmajo waa EBER ZERO sida iiga muuqato dhacdooyinka sooyaalka ah baa wax lagu fahmaa laguna cibri qaataa (maxuusataan walaalaha GALGADUUD) REER DIINI laguma ogeyn iyaka ayaana hoetaagnaa madaxweyne farmajo waan ka xumahay inuu koox yar u afduubanyahay markay timaado “GOBALKA GEDO” ahmed madoobe buu hoos kaga xiranyahay siyaasad ahaan saan u fahmay oo mareexaanka buu qancinayaa inay meel qaldan wax ku wadeen Mudane madaxweyne plug it off oo jooji ciidamada aad ku daabuleysa Gobalka GEDO ee ku wareeji ahmed madoobe maamulkeeda sidaas ayaa maanta lagaa doonayaa jubaland na ku bedbaadin lagecy gaaguna ku bedbaadin Reer DIINI sharaftooda ii bedbaadi mudane madaxweyne.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*