26th July 2024  admin  Category :

Kulankii HADAF ee maanta Badhan lagu qabanlahaa ayaa dib u dhacay maalinta berito ah.

Xarunta Cilmi-baadhista iyo Horumarinta ee HADAF iyo Warbaahinta Daljir ayaa kulan dood ah ku qabanaya Magaalada Badhan.

Doodan ayaa cinwaanku yahay “Sidee baa maamulka iyo Bulshadu u wada shaqeyn karaan?Waxa ka soo qayb gelaya maamulka Gobolka Sanaag, maamulka Degmada Badhan iyo qaybaha bulshada.Waxaa kale kulanka fogaan arag kaga soo qayb gelaya Wasiirka arimaha gudaha ee Puntland Maxamed Dhabancad iyo qurba joogta.Kulanka waxaa lagu qabanayaa hoolka Dayax, Casarka maalinta Salaasada ah, 26/1/2021, 3:40 PM, galabnimo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*