28th March 2024  admin  Category :

Maamulka Jubbaland oo dagaal beeleedka gobolka Gedo

Maamul goboleedka Jubaland ayaa ka hadlay dagaalkii saaka illaa xalay ka dhacay magaalada Beled Xaawo ee gobolka Gedo ee u dhaxeeyay ciidamada maamulkaas iyo kuwa dowladda federaalka.

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay Beled Xaawo soo weerareen “jabhad fallaago” ah oo ay soo hubaysay dawladda Kenya, halka Jubaland ay sheegtay in ciidanka daraawiishta Jubaland lasoo weeraray.

Madaxweyne ku-xigeenka Jubaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa waxa uu waraysi siiyey weriyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*