31st January 2023  admin  Category :

Wasiirkii ugu dhowaa Farmaajo oo laga saari la’yahay Gurigii Agoonta

Khadiija Maxamed Diiriye oo ah wasiirka ugu dhow madaxweyne Farmaajo maantana sheegtay “Farmaajo waa Madaxweynaha kaliya ee aan muddo xileedkisa dhammaan ee cadahay inuu soo noqonayo” ayaa waxa laga saari la’yahay oo ay bililiqo ku haystaa Gurig Agoomeed

1 thought on “GURIGA AGOONTA

  1. Nuuraani

    Guriga Gen Abshir ma haystaan Khadiija diiriye oo yaxar ah iyo Mahad Cawad oo dir ah ee waxa haysta ninka villa wardhiigley fadhiya ee ini Farmaajo ee MAGAFE hada loo bixiyay ka dib markuu tahriibiyay kumanaan caruur soomaaliyeed ah caruurtaas oo lagu xasuuqay dagaaladii waqooyiga Ethiopia.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*