29th March 2024  admin  Category :

Geeli Habar Jeclo laga Dhacay Oo La qabtay, laakiinse La dilay Geeljirihii Geella watay

Waxgaradka Buuhoodle, ayaa soo qabtay geel Laga dhacay Beesha Habar Jeclo oo dhawaan geelaas looga dhacay Duleedka Buuhoodle iyadoona la dilay Ninkii Gelaas watay,

Ciidanka Deegaanka Buuhoodle, ayaa soo qabtay geelaas oo ay dhacen Dablay Reer Buuhoodle ah kadib markii ay qaarajiyen ninkii Watay Geelaas,

Geela ayaa hada lagu haya Gudaha Buuhoodle waxaana lagu wareejinaya Beesha Habar Jeclo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*