Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu kaga qeyb-galayo shirka Amniga Soomaaliya oo diiradda lagu saari doono amniga iyo xasilloonida Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa kulammo gaar gaar ah la qaadan doono qaar kamid …
Author Archives: admin
Maxaa dhex maray wasiir Turki ah iyo weriye su’aal ka weydiiyay wiilka madaxweynaha Soomaaliya?
Maxaa dhex maray wasiir Turki ah iyo weriye su’aal ka weydiiyay wiilka madaxweynaha Soomaaliya?
Wasiirka Caddaaladda Turkiga Yılmaz Tunç ayaa ayaa ka gaabsaday su’aal laga weydiiyay wiilka madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo ku lug lahaa shil u uku dhintay …
Axdi iyo kitaabkii ninka oofin waayow
Culusoow waa in loo aqoonsadaa Hogaamiye beeleed
Culusoow oo xil kale u magcaabay Ururka HAG ee uu ka tirsan yahay ee HAG.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow, oo bilihii ugu danbeeyey olole xoogan ugu jiray sidii uruka uu ka trsan yahay ee Hawiye Action Group ay Gacanta ugu …
Dacwad lagu soo oogay Soomaali ku eedeysan lunsashada $11 milyan
Dacwad lagu soo oogay Soomaali ku eedeysan lunsashada $11 milyan
Xafiiska Xeer-ilaaliyaha gobolka Minneasota, Keith Elison ayaa kusoo oogay dacwad 3 rag ah oo Soomaali ah oo loo heysto dacwado la xariira Musuqmaasuq iyo dhunsasho dhaqaalo dhan 11 Million oo …
Turkiga oo soo saaray amar caalami ah oo lagu soo xirayo wiilka madaxweynaha Soomaaliya
Turkiga oo soo saaray amar caalami ah oo lagu soo xirayo wiilka madaxweynaha Soomaaliya
Dowladda Turkiga ayaa soo saartay amar caalami ah oo lagu soo xirayo wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, kadib markii la sheegay in shil …
Ina Xasan Culusoow oo Turkigu raadinayo
Ina Xasan Culusoow oo nin ku dilay Turkiga ayaa baxsaday
Maxamed Xasan Culusoow, oo ka mid ah caruurta aan xaafadahooda laga quudan xalaasha, uuna dhalay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow, oo aan ka mid ahayn shaqaalaha wasaaradda arimaha dibdda Soomaaliya , …
Xiriirka Ruushka iyo Afrika oo sii xoogeysanaya
Xiriirka Ruushka iyo Afrika oo sii xoogeysanaya
Xiriirka Ruushka iyo Africa ayaa u muuqda mid sii xoogaysana sanadihii u dambeeyay, hadaba maxaa keenay isbedelka, maxayse yihiin arrimaha ugu muhiimsan ee Africa iyo Ruushka iskakaashaadaan? Xuseen Barre ayaa su’aalahaasi weydiiyay Jaamac …
Guryaha ay Rwanda u diyaarisay muhaajiriinta ay Muslimiintu ka mid yihiin ee UK laga soo celinayo
Guryaha ay Rwanda u diyaarisay muhaajiriinta ay Muslimiintu ka mid yihiin ee UK laga soo celinayo
Toddobaadkan, Rwanda ayaa udub-dhexaad u ahayd dood ka dhex taagneyd siyaasadda UK oo ku aaddan inuu shaqeyn karo isku daygii ugu dambeeyay ee dowladda …
Culusoow oo xil kale u magcaabay xaafaddiisa
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Culusoow ayaa u magacaabay in uu noqdo Lataliyaha Madaxweynaha JFS ee arrimaha Dib u heshiisiinta, Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi Baadiyoow oo horay u ahaa Lataliyaha Madaxweynaha ee arrimaha Dastuurka.
Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi Baadiyoow ayaa ka …