26th July 2024  admin  Category :

Xiriirka Ruushka iyo Afrika oo sii xoogeysanaya

Xiriirka Ruushka iyo Africa ayaa u muuqda mid sii xoogaysana sanadihii u dambeeyay, hadaba maxaa keenay isbedelka, maxayse yihiin arrimaha ugu muhiimsan ee Africa iyo Ruushka iskakaashaadaan? Xuseen Barre ayaa su’aalahaasi weydiiyay Jaamac Faarax Xasan oo ah aqoonyahan ka faallooda arrimaha siyaasadda kuna sugan Jabuuti.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*