26th July 2024  admin  Category :

Ina Xasan Culusoow oo nin ku dilay Turkiga ayaa baxsaday

Maxamed Xasan Culusoow, oo ka mid ah caruurta aan xaafadahooda laga quudan xalaasha, uuna dhalay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow, oo aan ka mid ahayn shaqaalaha wasaaradda arimaha dibdda Soomaaliya , hase ahaatee isaga oo wata gaariga safaaradda Soomaaliy ku leedahay dalka Turkiga shil gaaari ku dilay Yunus Emre oo u dhashay dalka Turkiga . Halkii ay ka ahayd inuu sharciga hor tago ayuu ka baxsaday dalka Turkiga, isaga oo kaalmo ka helaya Dawladda Soomaaliya iyo aabihiis.

Dawladda Turkiga oo aan horay u arag Mooryaanimo heerkaas gaarsiisan , ayaa hadda ku leh madaxweynihii Soomaaliya Mdaxweynihii , waa ogtahay halka wiilkaagu joogee sharsharciga hor keen

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*