26th July 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Culusoow ayaa u magacaabay in uu noqdo Lataliyaha Madaxweynaha JFS ee arrimaha Dib u heshiisiinta, Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi Baadiyoow oo horay u ahaa Lataliyaha Madaxweynaha ee arrimaha Dastuurka.

Cabdiraxmaan Macallin Cabdullaahi Baadiyoow ayaa ka soo jeeda Xaafadda Madaxweynaha oo dawladda hadda joogtaa ay inta badan xilalka dawladda u magcaaabay beesha uu ka soo jeedo ee Hawiye

Madaxweyne Culusoow, ayaa mar uu mucaarad ku ahaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa sheegay muhiimadda ay leedahay Beelnimadu, isaga oo ku farxsanaa sida beel ahaan loo garab istaagay ayaa markii uu ku guulaystay hogaanka Soomaaliya wuxuu xialkii dawladda u wada magcaabay oo ilaa hadda wadaa Soomaalida ka oo jeeda Xaafaddisa ama beesha uu ka oo jeedo ee Hawiye

https://allsanaag.com/culusoow-oo-gabadhiisii-xil-u-magcaabay/

https://allsanaag.com/magcaabistii-ugu-yaabka-badnayd/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*