19th May 2024  admin  Category :

M. Xasan CUlusow ayaa xilkii Donald Trump u maagcaabay gabadhiisa Ivanka isaguna u magcaabay gabadh uu dhalay oo lagu magcaaba Jihaan Xasan CUlusow.. Hooray Walaa Shiis Nuurta CUlusow gabadh ay dhashay ninkii qabtay ay uu ayuu u magcaabay Duqa MUqdisho. Hinda Culusoow oo uu walaalkii dhalay waa madaxa, Baratakoolka dawladda Soomaaliya.

Mar here Kursiga Beesha Sacad Muuse, gaar ahaan jilibka Makaahiil , waxaa 36 cod ku guuleystay C/raxmaan Iidaan Yoonis, waxaana kursigan ku tartamay afar musharax oo mid ay aheyd haweeney. Cabdiraxmaan ayaa ahaa Cunta kariyihii  gaarka ahaa ee reer Xasan Culusoow cuntada u karin jiraya. Mudaddii  uu cabdiraxmaan Cuntada u karinayey reer Xasan Culusoow yar iyo weyna waa  barwaaqoobeen, inkasta oo qaarkood markii danbe uu  culays siyaado ah fuulay

i

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*