Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

17th March 2025  admin  

Wiil yar ayaa maalin maalmaha ka mid ah waxa uu u yimid aabbihiis, waxa uuna ku yiri aabbe waxaan doonayaa in aan dawarsi tago oo aan suuqa daasad dhigto. Odaygii wiilka dhalay ayaa wiika cirka uga soo booday kuna yiri, …

17th March 2025  admin  

Musharixiinta u sharaxan xilka madaxweeynaha ayaa la baxay “Musharixiint Mucaaradka” taas oo ah mid khaldan. Waxaan ognahay in shaqsiyaad badan la siiyey shahaadooyin ay ku furteen xisbiyo, balse welli la iskuma raacin inta xisbi ay dalka Soomaaliya yeelan doonaan iyo …

17th March 2025  admin  

Maamulka Degmadda Badhan ayaa 150 Qoys oo ka mid ah Bulshadda Degmaddaas waxaa ay u qaybiyeen haamaha Gaaska oo dhamaystiran taas oo ay Bixisay Wasaaradda Deegaanka Dawladda Puntland . …

17th March 2025  admin  

Salaad Jeele oo guulwadayntiisii loogu abaal gufay safiir Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ee safiirnimo ka Guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhin doonaa Dalka Djibouti  Danjire Salaad Cali Jeelle. Danjiraha Soomaaliya Mudane Salaad Cali Jeelle …