Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

6th May 2024  admin  

Ra’iisal Wasaare Kheeyre ayaa lagala noqday kalsoonida kadib markii gollaha baarlamaanka ay ku eedeeyeen inuu waajibaadkii shaqo uu ka soo bixi waayey. Mar uu hadlayey guddoonka baarlamaanka ayaa sheegay in 170 ay u codeeyeen in xukuumadda uu hoggaamiye Kheeyre ay …

6th May 2024  admin  

Caruurtii reer Baraawe ee Goodax Bare ku balan furay ayaa Diyaarad loogu qaada Muqdisho si ay Imtixaanka halkaa ugu soo galaan Ardaydii Baraawe ku sugnaa ee shalay uu dhaafay Imtixankii Shahaadiga, oo saacado badan Fasalada dhex fadhiyey iyaga oo sugayey …

6th May 2024  admin  

Bulshaddii ku noolayd buurha Calmadow oo ay Barakicinyaan Wiilashii ka kala yimid Beer iyo Baydhabo oo ku heshiiyey Argagixisnimada iyo in buuraha Calmadow bililiqaystaan oo ay gacanta ku hayaan Maamulka gobolka Sanaag iyo masuuliyiin kale ayaa booqday deegaanka Afgeed-Xamar oo …

6th May 2024  admin  

Fariintii ay Qaramada midoobey u soo direen hogaamiyihii hore ee USP Allah ha u naxariistee Maxamed Cabdi Xaashi, ayna ku cadahay in Gobolada Sool iyo Sanaag ay ka madax banaan yihiin maamulka Somaliland oo waqtigaa jiray. Warqadan Allah u naxariistee …