19th May 2024  admin  Category :

Bulshaddii ku noolayd buurha Calmadow oo ay Barakicinyaan Wiilashii ka kala yimid Beer iyo Baydhabo oo ku heshiiyey Argagixisnimada iyo in buuraha Calmadow bililiqaystaan oo ay gacanta ku hayaan

Maamulka gobolka Sanaag iyo masuuliyiin kale ayaa booqday deegaanka Afgeed-Xamar oo ku yaal buurta calmadow, halkaas oo ay ku nool yihiin dad kasoo baracay deegaanka Markat oo isna ku yaal isla buurtaas, kadib markii ay dhibaatoo kala kulmeen kooxda Al-Shabaab ee buuraha calmadow ku dhuumalaysata

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*