Category Archives: SOMALI NEWS IN ENGLISH

19th May 2024  admin  

Gumeeystayaashii dalka Soomaaliya yimid ayaa ahaa kuwo si qoto dheer ugu kuurgalay qabiilada Soomaalida, iyagoona macluumaadka ay uririyaana u dirayey dawaldihii ay ka yimaadeen sida Ingiriiska iyo Talyaaniga. Raga qorayey taariikhaha qabiilada Soomaalida ayaa ahaa kuwo waxa ay qorayeen si …

19th May 2024  admin  

Guri la dhacay iyo Beer la dhacay ayaa laysku ogaa, Qabiil la dhacay waa noo kow Qoysas Jawaab ka bixiyay halka uu beel ahaan ka soo jeedo Halyeey Maxamed Cusmaan Baarbe oo ka mid ahaa ururkii S.Y.L. …

19th May 2024  admin  

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Dowladda Puntland C/llaahi Maxamed Xasan, ayaa lagusoo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo. …

19th May 2024  admin  

Guriga ku dhegan Maxkamdda sare ee Gobolka Banaadir xoog ayaa looga haysytaa beelaha Soomaaliyeed ee looga xogga badan yahay Koonfurta Soomaaliya. Madaxweyne Farmaajo labo mar ayuu magcaabay Gudoomiyaha gobolka Banaadir, labaddii goorba arintan ayuu sii xoojiyey oo waxa uu magcaabay …