19th May 2024  admin  Category :

Fariintii ay Qaramada midoobey u soo direen hogaamiyihii hore ee USP Allah ha u naxariistee Maxamed Cabdi Xaashi, ayna ku cadahay in Gobolada Sool iyo Sanaag ay ka madax banaan yihiin maamulka Somaliland oo waqtigaa jiray. Warqadan Allah u naxariistee waxaa na soo gaarsiiyey GUdoomiye ku xigeenkii hore ee USP Cawad Casharo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*